News

Saacadihii u danbeeyay waxa baraha bulshada qabsaday warar is khilaafsan oo ku saabsan doonni shalay ka soo caariday xeebta ...
“Maantana far baa maydh la’, ha ii fadhiyo geelu” Arraweelo Laascaanood ( Faallo) — Puntland waxay ka kooban tahay lix gobol ...
Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaanka) oo ka tirsan golaha Baarlamaanka Puntland horena u soo noqday guddoomiyaha ...
Qalfooftii hoggaamineed ee mileeshiyaadka Daacish ayaa luntay kaddib markii Hawlgalka Calmiskaad lagu dilay hoggaamiyaashii ugu muhiimsanaa qaab-dhismeedka maamul ee kooxdaasi. Halkan waxaan ku soo ...
Loollan xooggan ayaa ka aloosan gobollada Sanaag iyo Highland, halkaasi oo ay dhaq dhaqaaq siyaasadeed ka wadaan siyaasiyiin ay riixayso Villa Somalia, kuwaasi oo doonaya in degaannadaasi ku biiraan ...
Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa maanta degmada Carmo ee Gobolka Bari ku qabatay doorashada guddoomiyaha cusub ee degmada Carmo, kaddib markii uu is casilay guddoomiyihii hore ee degmadaasi.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku tegay degaanka Bacaadweyn, ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo, taasi oo dowladda Puntland bixinayso ...